Ciidamada dowladda oo howlgal culus kawada deegaan ay shalay la wareegeen (Sawirro)

Ciidanka milatariga Soomaaliya iyo kuwa daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa howlgal culus ka wada deegaanka Janaay Cabdalle ee dhaca duleedka magaalada Kismaayo, halkaas oo ay shalay ciidamada huwanta Al Shabaab kala wareegeen. Saraakiisha ciidanka hoggaamineysa ayaa sheegay in ay deegaankan Janaay Cabdalle duleedkiisa ka wadaan howlgal sifeen ah, waxa ayna tilmaameen in ay ku daba jiraan … Continue reading Ciidamada dowladda oo howlgal culus kawada deegaan ay shalay la wareegeen (Sawirro)